kulan lagu taageerayay gogosha uu ku baaqay Madaxweynaha dalka oo lagu qabtay Muqdisho

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa magaalada Mogadishu kulan ku yeeshay kaasi oo ay ku Soo dhaweeynaayeen Gogosha Nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha jamuuriyada federaalka Soomaali mudan Xasan Shiikha maxamuud.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay dhamaan odyaasha dhaqanka beelaha soomaaliyeed ee kusuga magaalada muqdisho caasimada Dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here