Kulan lagu taagerayay dhismaha waddooyinka oo lagu qabtay degmada Deeyniile

0
22

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kulan oo lagu qabtay degmada deeyniile ee gobolka Banaadir ayaa ahaa mid lagu taageerayay dib u dhiska dowladda hoose ee Xamar ku sameysay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho.

Kulan ka oo u jeedkiisa ahaa in maamulka gobolka banaadir lagu dhiirigeliyo hoowlaha uu wado si loo dhameystiro wadooyinka harsan ayaa waxaa ka qeybgalay nabadoono,odayaal iyo waxgarad

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.