Kulan lagu ururinayo xogta dadka baahiyaha gaarka qaba oo lagu qabtay magaalada Garoowe.

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’ada naafada qaranka oo kaashaneysa dallada naafada Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabatay kulan lagu ururinaayo xog ku saabsan arimaha naafada dalka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeeybglay masuuliyin kasocotay dowlada Soomaliya agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka Puntland saxafiyiin iyo xubno kasocday naafada Puntland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.