kulan lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha kala duwan ee Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u hishiisiinta Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha kala duwan ee Jubbaland.

Kulanka ayaaa waxaa ka qeybgalay wasiiro ,xildhibaano iyo masuuliyiin kamid ah hay,adaha ka shaqeeya maamulkaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here