Kulan lagu yaboohay 10 kun oo dollar oo lagu qabtay Baladweyne

0
374

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo sidii wada jir loo caawin lahaa dadka danyarta waxana ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah hay’addaha samafalka iyadoo lagu yaboohay lacag dhan 10 kun oo dollar.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here