kulan logu soo dhaweeynayay ardeyda sannadkan ku biirtay jaamacadda Green Hope oo lagu qabtay Baladweyne .

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacada Green Hope faraceeda Baladweyne ayaa qabtay kulan logu soo dhaweeynayay Ardayda sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacadda, Macallimiin, Dhaqaatiirta Jaamacadda iyo arday isugu jirtay Wiil iyo Gabdho.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here