Kulan looga hadaalyay Qorshaha Hormarinta U Adeegista Arimaha Bulshada oo lagu qabtay Kismaayo

0
93

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Mamulka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo ku Qabatay Kulan Muhiim Ah Oo Diirada Lagu Saarayay Qorshaha Hormarinta U Adeegista Arimaha Bulshada Ee Mamulka Jubbaland

Waxa Kaqeyb Galay Kulankan Qaar kamid ah Agaasimayasha Guud Ee wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Mamulka Jubbaland iyo Howl Wadeeno Kasocday Wasaaradaha Kale Ee Jubbaland

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here