Kulan looga hadalayay bilicda iyo nadaafada oo lagu qabtay dagmada Buuloburte.

0
48

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Buula-Burte ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay nadaafada iyo bilic soo celinta .

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada madax kasoctay hay,ada IOM iyo qeeybaha kala duwan bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan