Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorshaynta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Kulan looga hadalayay dabalgalka iyo kormeerka mashaariicaha ay bixiso Hey’adda WFP.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda mashaaricaha ee Wasaaradda Qorsheeynta XFS , Xubno ka socday Hay’adda WFP iyo daneeyaasha mashaariicaha Hay’adda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey
Audio Player

