Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha maamulka KGS ayaa magaalada Xuddur ku qabatey Kulan dadweyne oo loogu hadllaayey sidii aay kuheli lahaayeen bulshada degmada Xudur ceel riig ah
kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha maamulka KGS madax kasocotay Hay’adda Unicef iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warkan Waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


