Kulan looga hadalayay xaalada Barakacayasha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
115

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafmaadka Dowalad Gobaleedka jubaland ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeltay masuuliyiin ka socday hay’adda Save the Children kaasi oo looga hadlaayay xaaladaha barkacyaasha Caruurta guud ahaan dadka ay saameeyeen isbedelka cimilada iyo Abaaraha.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay madaxweyne ku xigeenka labaad Jubbaland Gudoomiyaha Hay’adda qoxoodiga iyo Barkacyaasha Jubbaland wasaaradda Caafimaadka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Jubbaland iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.