Kulan looga hadlaayay arimaha dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho

0
103

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay sidii haweenka Soomaliyeed ay door ugu yeelan lahaayeen aragtida dib uhabeeynta Dasturka Soomaliya.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Soomaliya siyaasiyiin iyo madaxda ururada haweenka Soomaliyeed.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here