Kulan looga hadlaayay xeerka shaqaalaha oo lagu qabtay Magaalada Berbera

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlaayay xeerka shaqaalaha.

Waxaa kulanka goobjoog ahaa mamulka degmada Berbera xubno kasocday wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada iyo shaqaale ka kala socday wasaaradaha Soomaliland.

waxa soo jeedinaya Sahra Ibraahin Dhicisow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here