Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka bakool kan degmada xuddur iyo saraakiisha laamaha amaanka ayaa iskugu yimid kulan looga hadlaayey amniga magaalada.
Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay Saraakiisha Amniga iyo gudoomiyayasha qaar kamid ah degmooyinka gobolka Bakool.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


