Kulan looga hadlaayey daadjinta nidaamka aqoonsiga qaranka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulan looga hadlaayey daadejinta nidaamka Aqoonsiga Qaranka ayaa laga daahfuray maagalada Kismaayo.

Daahfurka kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Jubbaland, Wasiiro , Xildhaabo ,Maamulka Degamada Kismaayo , Uruurada arrimaha Bulshada iyo Hay’addaha ka howl gala maamulkaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.