kulan looga hadlaayey ka hortaga xaalufinta dhirta oo lagu qabtay Hargeysa

0
149

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray kulankan oo looga hadlayo ka hortaga xaalufinta dhirta.

Waxaa ka qeybgalay kulanka Xubno kamid ah wasaaradda deeganka ,Haween ,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin