Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlay dhibaatada uu Tahriibka leeyahay iyo dhabarjabka ay ku hayso dhalinyarada Soomaaliyeed.
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntad aqoonyahano iyo dhalinyaro.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


