Kulan looga hadlay isku xirka hal-abuurka dhallinyarada oo lagu qabtay degmada Warsheekh.

0
185

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo kaashaneysa hay’adda FCA ayaa degmada Warsheekh ku qabatay kulan looga hadlay isku xirka hal-abuurka dhallinyarada iyo Howlaha dowlada hoose

waxa kasoo qeyb galay kulanka maamulka degmada mas’uuliyiin katirsan wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabeelle dhalinyaro qeybahooda kala duwan iyo ururka haweenka degmada Warsheekh

waxa so jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here