kulan looga hadlay qorshaha wax ka qabashada baahiyaha bulshada oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha guddaha federaalka iyo dib u heshiisiinta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo gabagabeysay kulan looga hadlayay qorshaha wax ka qabashada baahiyaha kan jiro magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose.

Kullanka oo socday muda todoba maalin ah ayaa waxaa loo qabtay masuuliyiin ka tirsan dowadda hoose iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magalada Kismaayo iyo tulooyinka hoos yimaado.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here