Kulan Looga hadlaya Xeerka Tacliinta Sare Puntland oo lagu qabtay Garoowe

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta saree ee Puntland ayaa kulan magaalada Garoowe kula qaadatay xubno ka socday Jaamacadaha Puntland,kaas oo looga hadlayey hirgalinta xeerka tacliinta saree ee Puntlad.

Kulan waxaa sidoo kale ka qeybgalay xubno ka socday bahda waxbarashadda, waxgarad iyo Masuuliyiin kale.

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here