Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay Kullan looga hadalayay Hormarinta Adeeg bixinta Biyaha.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimayaal, Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose Baydhabo, Hey’adda ka shaqeeya Arrimaha Fayadhowrka iyo Nafldaafadda iyo xubno kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


