Kulan looga hadlayay adeega cadaalada oo lagu qabtay Wardheer

0
149

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska cadaaladda dowlad degaanka Soomalida Itoobiya ayaa magalada wardheer ku qabtay kulan looga hadlayay qiimaynta heerka cadaaladda Gobalka Doollo.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan xafiiska cadaaladda dowladda deegaanka soomalida Itoobiya iyo xubno ka tirsan xafiisyada cadaaladda maamulka Gobalka Doollo iyo degmada wardheer.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here