Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay adeega maamulka dadweynaha .
Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka Karkaar kan dagmada Qardho iyo madax kasocotay wasaarada qorsheynta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


