Kulan looga hadlayay Adeegsiga iimeelada oo laga daahfuray Magaalada Hargeysa.

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka daah-furay kulan lagaga hadlayo adeegsiga iimayllada maamulka soomaliland.

Kulanka ayaa wax kasoo qayb galay Agaasimyaal Guud iyo Agaasimyaal Waaxeedka lct ee Wasaaradaha maamulka soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxmed Maxamuud.