Kulan looga hadlayay adkaynta amniga oo lagu qabtay magaalada Beledweyne.

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan loogu hadalaayay hanaanka qiimeenta amniga ee magaalada islamarkaana ay soo qaban  qaabisay Wasaaradda Amniga gudaha Dowalad gobaleedka Hirshabeelle.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay duqa Degmada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin Taliyaha saldhiga Booliska Baladweyne Gaanshaale Cabdulaahi Maxamuud Siyaad Gudoomiyayaasha Afarta xaafadood ee magaalada iyo Qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here