Kulan looga hadlayay adkeeynta amniga oo lagu qabtay Bosaaso.

0
163

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Gobalka Bari ee maamulka Puntland cabdirisaaq cismaan Ciil shaahdoon ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay adkeeynta amniga oo lagu qabtay magalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Kullankan ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Bari,kan Magalada Bosaaso iyo sarakiil iyo taliska Ciidanka Booliska magalada Bosaaso.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here