Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Dhoola-baay ee Gobalka Afdheer Dowlad degaanka Soomalida Itoobiya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay adkeeynta nabadgalyada.
Kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin Degmada Dhoola-baay iyo xubno ka socday 17 Degmo ee hoos yimaada Degmadaasi.
Warkan waxaa inoo haayo Cabdimajiid Aweeeys Isaaq