kulan looga hadlayay ahmiyada ay leedahay doorashada golaha deegaanka oo lagu qabtay Garoowe

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabatay kulan bulshada loogu baraarujinayay ahmiyada ay leedahay doorashada golaha deegaanka ee ka socota deegannada Puntland islamarkana dhawaan lagu wado inay ka bilaabato gobolka Nugaal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.