Kulan looga hadlayay amaanka oo lagu qabtay Garoowe

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle sare Maxamed Cali ayaa Magaalada Garoowe shir kula yeeshay Qaar kamid ah ganacstada magaalada Garawe.
shirka ayaa ku saabsanaa sidii booliska iyo ganacstada ay uga wada shaqeen lahaayeen amniga magaalada garawe.

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle sare Maxamed Cali marduuf ayaa kawaramaya ujeedka shirka.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud