Kulan Looga hadlayay amniga iyo horumarinta maamul wanaaga oo lagu qabtay Jowhar.

0
29

Baledweyne ( Radio Beerlula ) Wasaarada arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa Kulan looga Hadlaayay Amniga Iyo Horumarinta Maamul Wanaaga la yeelatay masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar,

kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha dhexe, kan degmada iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here