Kulan looga hadlayay amniga iyo Nabadda oo lagu qabtay Bardaale

0
78

Baladweyne(Radio Beerlula )- Gudoomiyaha degmada Bardaale ee Gobolka Baay Maxamad Isaaq Xasan ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay adkeeynta amniga degmada Bardaale

Kullanka oo ka qabsoomay Degmada Bardaale ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka Gobalka ,kan Degmada iyo saraakiisha amniga.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here