Kulan looga hadlayay Amniga iyo nabadda oo lagu qabtay deegaanka Biliciil oo hoosyimaada Degmada Guriceel

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka degmada guriceel iyo taliska booliska degmada ayaa kullan ay laqateen Bulshada deegaanka Balli-cil oo hoos yimadaa Guriceel waxa ay kala hadleen amniga iyo nabad kuwada noolanshaha bulshada degaanka.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Guriceel SHafici Jamac Abdi ayaa u sheegay bulshada degaanka in aan laga aqbali karin in qof dhul iska ooto ama ku sheegto milkiyad been ah.

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad