Kulan looga hadlayay amniga iyo nadaafadda oo lagu qabaty Muqdisho.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa bulshada degmada la qatay kulan loga hadalayay ilaalinta nadaafada iyo amniga

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay ururada bulashada maamulka Degmada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya  Xaawo Aadan Xuseen.