Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa magaalada ayaa qabtay kullan looga hadalayay Amniga iyo Bilicda kaasi oo loo qabtay gudoomiyaasha tobanka xaafadood ee magaaladaasi.
Kullanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay dhallinyaro,Odayaal Haween iyo mas’uuliyiin ka socotay Dowlada hoose ee magaalada Baydhabo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.