Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay degmada Wadajir

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay sarakiisha laamaha Amniga, kaasi oo looga hadlay dar-dargelinta Amniga Degmadaasi

Kullanka oo ka qabsoomay Degmada wadajir  ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka  Degmada iyo saraakiisha Amniga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here