Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay degmada Warsheekh.

0
124

Baladwayne (Radio Beerlula )-Kulan looga hadlayay Amniga degmada Warsheekh ee gobolka shabellaha dhexe ayaa lagu qabtay gudaha degmadaasi.

kulanka ayaa diirada lagu saaray amaanka degmada iyo qabsoomida dorashada golaha deeganka degmada Warsheekh.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.