Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga maamulka Galmudug ayaa kulan looga hadlayay xasilinta amniga la qaatay dhallinyarada ku nool magaalada Gaalkacyo.

Kulankan ayaana waxaa ka soo qeyb galay ururada dhalinyarada aqoon yahano laamaha amniga sarkiisha ciidanka iyo masuulinta magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here