Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Jowhar

0
153

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeele ayaa lagu kulan looga hadlayay amniga magaalada.

 

Kulanka waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Jowhar laamaha amniga garsoorka iyo xubno kascoda qeeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here