Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Muqdisho

0
183

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.

Kulanka oo shir Gudoominayay Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cabdiraxmaan Maxamed Cali ayaa waxaa ka qeybgalay hogaanka Ciidamada Booliska Degmada Wadajir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here