Kulan looga hadlayay ansixinta sharciga dowladaha hoose ee Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay ansixinta sharciga dowladaha hoose ee Jubbaland oo dib u eegis lagu sameynayo.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.