Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA maxamuud Macalin Cabdulle ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay arimaha gargaarka Bini’aadanimo.
Kullanka oo ka qabsoomay magaalada Lascanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan maamulka SSC-KHAATUMA iyo xubno ka socday Hay’addaha ka shaqeeya Gobalka sool.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


