Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Bardaalle ee Gobalka Baay Maxamed Isaaq Xasan ayaa shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay arimaha samafalka iyo wax ka qabashada baahiyaha arimaha Bulshada ee ka jiro Degmadaasi.
Kullanka ayaa waxaa ka qeyb-galay masuuliyiinta dowadda hoose ee Degmada Bardaalle iyo xubno ka socday Hay’addaha ka shaqeeya arimaha samafalka ee ka howlgala Gobalka Baay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.


