Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowalad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay kulan wadatashi ah oo Shantii maalmood ee ugu dambeeyey u socday bahda Cadaaladda iyo garsoorka Dowalad gobaleedka Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Baahiyaha Cadaaladeed iyo Amni ee Deeganada Dowalad gobaleedka Jubbaland.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud