Baladweyne ( Radio Beerlula)-magaalada Muqdisho ayaa laga daah-furay Madasha Dadweynaha ee ka qeybgalka qorsheynta iyo go’aanada Dowladdaha Hoose, si ahmiyad loo siiyo awood siinta dadweynaha iyo xoojinta fahamkooda ee dhinaca hawlaha Dawladda waxaana soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir
Furitaanka Madasha waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Haweenka G/Banaadir, Guddoomiyaha Dhalinyarada G/Banaadir, Odayaasha dhaqanka iyo Madaxda dadka baahiyaha gaarka qaba,
Cabduqaadir Cumar Ibraahim


