Kulan looga hadlayay baahida dhalinyarada oo lagu qabtay magaalada Beergadiid ee gobolka Hiiraan.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiirka Wasaaaradda Dhallinyaradda & Cayaaraha Hirshabelle Mohamed Aynte ayaa kulan laqaatay dhalinyarada iyo bahda sports ee magaalada Beergadiid ee gobolka Hiiraan.

Kulanka ayaa waxaa wasiirka ku wehlinyayay maayarka magaalada Baladweyne Nadar tabaax maalin gudoomiyaha dhalinyarada Hirsahbeele iyo xoghaya sportska Hirshabeele Xasan Bile.

warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.