Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha guddaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baraawe kusoo gabagabeysay kullan looga hadlayay baahiyaha Bulshada ku nool magalada Baraawe.
Kullanka oo socday muda bil ah ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,maamulka Baraawe iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaaladaas.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.


