Kulan looga hadlayay baahiyaha ka jira magaalada waaciye oo lagu qabtay magaaladaasi

0
80

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulankaan oo ka dhacay degmada waaciye ayaa ahayd mid bulshada deegaanka, maamulka degmada iyo wasiiroka tirsan mamulka  Puntland ay kaga tashanayeen sidii  wax looga qaban-lahaa baahiyaha deegaanka

Waxana ka qeyb galay mamulka Degmada ururada bulshada wasiiro iyo madaxda mamulka Puntland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.