Kulan looga hadlayay badqabka deegaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda taya-dhowrka Qaranka ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku qabatay Kulan wacyi galin ah oo ku saabsan kor u qaadista tayada iyo ilaalinta badqabka deegaanka.

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socoday Wasaaradda Caafimaadka Dowalad gobaleedka Galmug Hay’adda taya-dhowrka Qaranka iyo qaybaha kala Duwan ee Bulshada Magaalada Dhusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.