Kulan looga hadlayay balaarinta adeegayada cadaaladda ee dadka nugul oo lagu qabtay Hargeysa.

0
159

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray kulanka balaarinta adeegayada Cadaaladda ee dadka nugul.

Kulanka waxaa ka qeeybgalay xubno kasocday wasaaradaha cadaalada iyo garsoorka odoyaal iyo xubno kasocday Culimada .

Warkan waxaa inoo haya  Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here