Kulan looga hadlayay balaarinta waxbarashada aasaasiga ee gabdhaha oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay waxbarashada balaarinta waxbarashada aasaasiga ee gabdhaha.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno kala socda wasaaraddaha cadaaladda, arrimaha bulshada, ururada bulshada rayidka iyo bahda waxbarashada, waxana sidoo kale diirada lagu saaraya sidii looga hortagi lahaa wax kasta oo dhibaato ku ah haweenka dhinacyada shaqada iyo waxbarashadda.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey